LATEST ARTICLES

Ciidamada gaarka ah ee Madaxweyne Xaaf oo gudaha u galay Cadaado”SAWIRO”

Ciidamada gaarka ah ee Madaxwayne Xaaf ayaa gudaha u galay magaalada Cadaado waxayna ku xaroodeen xarunta Madaxtooyada Cadaado halkaas oo uu dagi...

Madaxweyne Xaaf oo is kaga tagay Dhuusamareeb

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa hadda ka baxay magaalada Dhuusamareeb, isagoo dhanka Gaalkacyo ugu amba baxay safar dhinaca lugta ah.

Wararkii ugu dambeeyey ee kulamo xalay ka dhacay Dhuusamareeb

Wararkii ugu dambeeyey ee nagasoo gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in xalay ay kulamo yeesheen wafdigii dowladda dhexe ee uu hoggaaminayo Wasiirka...

Aqalka Sare oo ansixiyay Wax ka badalka lagu sameeyay Xeer-hoosaadka Golaha

Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah xarunta Golaha ku yeeshay Kal-fadhiga 5-aad Kulankiisa 9-aad.

Cumar Al-Bashiir oo muddo ka dib kasoo muuqday meel fagaaro ah.

Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Omar al-Bashir ayaa markii ugu horreysay shaashadaha ka soo muuqday tan iyo intii xilka laga tuuray bishii...

Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada oo maanta shir uga furmaya Garoowe.

Shir looga hadlayo dib u dhiska dalka ayaa maanta ka furmaya magaalada Garoowe ee xarunta Maamul goboleedka Puntland, kaas oo u dhexeeya...

kismaayo oo lagu qabtay Kooxo dadka canshuur uga qaata waraaqo been...

Rashiid Cabdi Mudulow Guddoomiye ku-xigeenka maamulka degmada Kismaayo ee dhanka maaliyadda oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka digay kooxo dadka...