Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Garowe

Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaaladda Garowe ee xarunta maamulka...

Boko Xaraam oo Dad rayid ah ku laayay Nigeria.

Ugu yaraan 65 qof ayaa la sheegay iney dileen dableey looga shakiyey iney ka tirsan yihiin ururka Boko Haram oo rasaas ku...

Guddiga Qaban-qaabada Shir-weynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug oo kulamo ka wado Gaalkacyo

Bulshada ku nool magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa si ballaaran u soo dhaweeyey xubnaha ka socda Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta...

UN envoy calls of dialogue to resolve challenges in Somaliland

The United Nations top envoy in Somalia on Sunday called for dialogue to help address challenges facing Somalia’s semi-autonomous region of Somaliland,...

Agaasimaha Xafiiska Xoghayaha guud ee Gobolka Banaadir oo ku geeriyooday Muqdisho.

Waxaa galinkii dambe ee shalay ku geeriyooday  Isbitaalka Ordugaan Ex Digfeer ee magaalada Muqdisho Allaha u naxariistee Maxamed Cabdalla Caaqil oo ahaay...

Faah-faahin laga helayo dhaawacyadii loo qaaday Qatar oo mid ka mid...

Waxaa markii ugu horeysay faahfaahin laga helay xaaladda dadkii dhawaan loo qaaday magaalada Dooxa ee Qatar ee ku dhaawacmay qaraxii Arbacadii...

Ciidamada gaarka ah ee Madaxweyne Xaaf oo gudaha u galay Cadaado”SAWIRO”

Ciidamada gaarka ah ee Madaxwayne Xaaf ayaa gudaha u galay magaalada Cadaado waxayna ku xaroodeen xarunta Madaxtooyada Cadaado halkaas oo uu dagi...

Madaxweyne Xaaf oo ku dhowaaqay inuu buray heshiiskii Ahlu Sunna lana...

Halkan ka aqriso qoraalka uu soo saaray Xaaf.

Madaxweyne Xaaf oo is kaga tagay Dhuusamareeb

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa hadda ka baxay magaalada Dhuusamareeb, isagoo dhanka Gaalkacyo ugu amba baxay safar dhinaca lugta ah.

Wararkii ugu dambeeyey ee kulamo xalay ka dhacay Dhuusamareeb

Wararkii ugu dambeeyey ee nagasoo gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in xalay ay kulamo yeesheen wafdigii dowladda dhexe ee uu hoggaaminayo Wasiirka...

Aqalka Sare oo ansixiyay Wax ka badalka lagu sameeyay Xeer-hoosaadka Golaha

Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah xarunta Golaha ku yeeshay Kal-fadhiga 5-aad Kulankiisa 9-aad.

Cumar Al-Bashiir oo muddo ka dib kasoo muuqday meel fagaaro ah.

Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Omar al-Bashir ayaa markii ugu horreysay shaashadaha ka soo muuqday tan iyo intii xilka laga tuuray bishii...

Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada oo maanta shir uga furmaya Garoowe.

Shir looga hadlayo dib u dhiska dalka ayaa maanta ka furmaya magaalada Garoowe ee xarunta Maamul goboleedka Puntland, kaas oo u dhexeeya...

kismaayo oo lagu qabtay Kooxo dadka canshuur uga qaata waraaqo been...

Rashiid Cabdi Mudulow Guddoomiye ku-xigeenka maamulka degmada Kismaayo ee dhanka maaliyadda oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka digay kooxo dadka...

Nairobi”Shirka Madaxda Maamul Gobaleedyada oo baaqday”

Sida uu qorshuhu ahaa waxaa maanta magaalada Nairobi lagu waday in uu ka furmo Shirka  madaxda maamul goboleedyada, kaasi oo ah mid...

Su’aalo ka dhashay socdaalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway ku timid Muqdisho

Iyadoo shalay ay safar gaaban ku timid magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliyadda Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Norway Ine Marie Eriksen Søreide ayaa...

Guddoomiye Mursal iyo Amb. Francisco Madiera oo kulmay ”Maxay ka wada...

Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya Ambassador Francisco Caetano...

Al-Shabaab oo weerar jid gal ah ku qaaday AMISOM

Wararka aan ka helayo gobolka Hiiraan ayaa waxa ay ku waramayaan  in ilaa Lix Askari oo ka tirsan ciidamada Nabad Ilaalinta ee...