Jubaland organizes President’s inauguration a mid pressure

Delegates and MPs have arrived Kismayo on Saturday to attend inauguration of Jubaland president Ahmed Mohamed Islam Modobe amid federal government of...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Garowe

Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaaladda Garowe ee xarunta maamulka...

Daawo wareysi uu bixiyey Taliyaha ciidamada Asluubta S/guuto Mahad C/raxmaan...

Daawo muuqaal wareysi ah uu bixiyey  Taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliyeed S/guuto Mahad C/raxmaan isagoo...

Golaha Khubarada QM: Doorashadii Koofur Galbeed waxaa loo adeegsaday qarash...

Warbixintii u dambeysay ee ay soo saareen Golaha Khubarada Qaramada Midoobey u qaabilsan la socodka arrimaha...

40 jir oo uur u qaaday wiil milyoneer ah isagoon la...

Sida ay baahiyeen Website -yo calami ah waxay shegeen naag 40 jir ah oo kasoo jeedo  gobolka Las Vegas ee dalkaasi mareykanka ineey ku...

DAAWO Gudoomiyihii hore Baarlamaanka Puntland oo mar labaad ku celiyay inuu….

Guddoomiyihi xilka laga qaaday ee Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed oo warbaahinta kula hadlay degmada Xiingalool ee...

Sheikh Shariif iyo Xassan Sheekh oo lagu xannibay garoonka diyaaradaha muqdisho...

Wafdi ballaraana oo ay hogaaminayeen madaxweynayaashii hore ee dalka Sheikh Shariif iyo Xassan Sheekh ayaa saaka saacado...

Gudoomiyihii hore Puntland Dhoobo oo Gaaray Gobolka Sanaag

Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Puntland Cabdixakiim Dhoobo Daareed oo xubnaha barlamaanka Puntland ay sheegeen inay xilkii ka...

Baarlamaanka Puntland oo magacaabay guddiga doorashada Guddoomiyaha Cusub

Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan Guddoomiye ku xigeenka ahna ku simaha guddoomiyaha Baarlamanka maamulka Puntland ayaa magacaabay guddi ka...

DEG DEG Gudddoomiyihii Baarlamanaka Puntland oo maanta xilka laga qaaday

Xildhibaanada Baarlamanka maamulka Puntland oo maanta waxaa ay  kulan ku yeesheen xarunta golaha wakiilada ee caasimadda Garoowe,...

Bixinta shatiyada shidaalka Soomaaliya oo bisha soo socota bilaabanaya

Dowladda Soomaaliya ayaa bisha soo socota ee December ee dhamaadka sanadkan ku dhawaaqi doonta bixinta shatigii u horeeyay ee shidaalka Soomaaliya ee...

Sheekh Shaakir ”Dadkii shalay xoreeyay Galmudug uma baahna in laga xoreeyo...

https://www.facebook.com/bbcnewssomali/videos/722428131595794/?notif_id=1572839276684600&notif_t=live_video Source BBC

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen oo ka qeyb galay Munaasabad tababar...

Magaalada Baydhabo ayaa manta waxaa tababar ciidan loogu soo xeray ku dhowaad boqol iyo konton askari oo ka tirsan ciidamada xooga dalka...

Mooshinka lagu ridayo Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland oo ka socda Garowe

Magaalada Garowe ayaa waxaa si xawli ah uga socda saxiixa Mooshin ka dhan ah gudoomiyaha baarlamaanka Puntland...

No cause for alarm as cyclone KYAAR dissipates- FAO

Cyclone KYAAR which was expected to make land fall on Somalia this weekend has rapidly weakened, the UN Food and Agriculture organisation...

Guddoomiye Ibrahim Aadan Najax oo sheegay in la xaliyay xiisadda ka...

Guddoomiyaha gobalka shabeellahada hoose Ibrahim Aadan  Najax oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay xaliyeen xiisaddii ka taagneyd deegaanka Ceelasha biyaha kaasi...

Koonfur Galbeed oo lagu eedeeyay in qaab qaldan ku wado...

Shacabka Degmada Ceelbarde oo cawasho kamuujiyay qaabka ay maamulka Koonfur galbeed u dhisayaan golaha deegaanka degmada ceelbarde ee gobolka Bakool. Odayaasha...

Golaha wasiirada Soomaaliya oo maanta shir Ku yeeshay Muqdisho

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta waxaa ay shir ku yeesheen magaalada Muqdisho, iyagoona shirkooda uga hadlay arimo ay ka mid...

Wasiir Beyle ayaa ka hor yimid warbixin ka soo baxday xafiiska...

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu ka hor yimid warbixin ka soo baxday xafiiska...

Shiikh Shariif iyo Hogaamiyaha xisbiga wadajir C/raxman Cabdi Shakuur oo gaaray...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed,iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame iyo wafdi ay hoggaaminayeen ayaa waxaa ay gaareen Magaalada...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo gaaray Kismaayo

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hada gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose.