Saturday, August 17, 2019
Home Somali Somali News

Somali News

On each category you can set a Category template style, a Top post style (grids) and a module type for article listing. Also each top post style (grids) have 5 different look style. You can mix them to create a beautiful and unique category page.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Garowe

Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaaladda Garowe ee xarunta maamulka puntland. Shir...

Boko Xaraam oo Dad rayid ah ku laayay Nigeria.

Ugu yaraan 65 qof ayaa la sheegay iney dileen dableey looga shakiyey iney ka tirsan yihiin ururka Boko Haram oo rasaas ku furay dad aas ku guda jiray gobolka Borno oo ku...

Guddiga Qaban-qaabada Shir-weynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug oo kulamo ka wado Gaalkacyo

Bulshada ku nool magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa si ballaaran u soo dhaweeyey xubnaha ka socda Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga, Dr. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Baadiyow.

Agaasimaha Xafiiska Xoghayaha guud ee Gobolka Banaadir oo ku geeriyooday Muqdisho.

Waxaa galinkii dambe ee shalay ku geeriyooday  Isbitaalka Ordugaan Ex Digfeer ee magaalada Muqdisho Allaha u naxariistee Maxamed Cabdalla Caaqil oo ahaay Agaasimihii Xafiiska Xoghayaha guud ee Gobolka Banaadir.

Faah-faahin laga helayo dhaawacyadii loo qaaday Qatar oo mid ka mid ah uu geeriyooday.

Waxaa markii ugu horeysay faahfaahin laga helay xaaladda dadkii dhawaan loo qaaday magaalada Dooxa ee Qatar ee ku dhaawacmay qaraxii Arbacadii na dhaaftay ka dhacay xarunta dowladda hoose ee Xamar.

Ciidamada gaarka ah ee Madaxweyne Xaaf oo gudaha u galay Cadaado”SAWIRO”

Ciidamada gaarka ah ee Madaxwayne Xaaf ayaa gudaha u galay magaalada Cadaado waxayna ku xaroodeen xarunta Madaxtooyada Cadaado halkaas oo uu dagi doono Madaxwayne Xaaf. Xildhibaanadii ka socday labada...

Madaxweyne Xaaf oo is kaga tagay Dhuusamareeb

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa hadda ka baxay magaalada Dhuusamareeb, isagoo dhanka Gaalkacyo ugu amba baxay safar dhinaca lugta ah. Xaaf ayaa intii uu ku  sugnaa Dhuusamareeb...

LATEST NEWS

MUST READ