Saturday, August 17, 2019
Home Somali Page 3

Somali

On each category you can set a Category template style, a Top post style (grids) and a module type for article listing. Also each top post style (grids) have 5 different look style. You can mix them to create a beautiful and unique category page.

Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka oo shaaciyay waqtiga uu furmayo kulanka...

Kulan ay leeyihiin guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Guddiga...

Farmaajo oo gaaray Addis Ababa” Abiy Ahmed oo wada qorsho culus”

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.

Kheyre oo gaaray Doxa, kulana la qaadan doon Ra’iisul Wasaare kuxigeenka...

Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo gaaray magaalada Dooxa ee xarunta dalka Qatar halkaas oo uu kulamo kula qaadan doono masuuliyiin ka tirsan dowlada...

Kenya oo qabatay $1.7 Million uu waday sarkaal ku dhow Madaxweyne...

Wargeysyada ugu caansan dalka Kenya ayaa qoray in sarkaal ka tirsan sirdoonka Soomaaliya laguna magacaabo C/llahi Kulane kuna dhow madaxweyne Farmaajo lagu qabtay garoonka...

Dad ku dhintay Shil gaari oo ka dhacay duleedka Garoowe.

Wararka ka imaanaya Gobalka Nugaal  ayaa sheegaya in shil gaari oo khasaaro nafeed geystay uu ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta dowlad...

Taliska NISA oo sheegay in ay soo qabteen xubin ka tirsan...

Qoraal lagu daabacay Twitter-ka Hey’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa lagu sheegay in ay soo qabteen xubin ka tirsan...

LATEST NEWS

MUST READ