Friday, December 6, 2019

Golaha wasiirada Soomaaliya oo maanta shir Ku yeeshay Muqdisho

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta waxaa ay shir ku yeesheen magaalada Muqdisho, iyagoona shirkooda uga hadlay arimo ay ka mid...

Wasiir Beyle ayaa ka hor yimid warbixin ka soo baxday xafiiska...

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu ka hor yimid warbixin ka soo baxday xafiiska...

Shiikh Shariif iyo Hogaamiyaha xisbiga wadajir C/raxman Cabdi Shakuur oo gaaray...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed,iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame iyo wafdi ay hoggaaminayeen ayaa waxaa ay gaareen Magaalada...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo gaaray Kismaayo

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hada gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose.

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni oo si weyn loogu soo dhoweeyay...

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka degay magaalada Kismaayo, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay.

C/raxmaan C/shakuur “KMG kaddib madhicin Gobol Soomaaliyeed oo la cunaqabateeyay”

Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in marxaladihii KMG ee uu dalka soo maray iyo kaddib dagaaladii sokeeye...

Daawo: Xasan Sheekh oo su’aal ka keenay cida ay ka tirsan...

https://www.facebook.com/updpartytv/videos/527514528048859/

Wafuud ka imaanaya Muqdisho oo ka qeyb galeysa caleema saarka Axmed...

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa u xaqiijiyay Arlaadii.net inay ka socoto qaban qaabada soo dhoweynta wafuud dheeraad ah isugu jira madaxdii...

Wasiirka Amniga Jubaland oo maanta lasoo taagay maxkamada Gobolka Banaadir.

Wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan CabdiNuur (Janan ) iyo Buulle Aadan Maxamed  oo ahaa taliyihii Ciidamo ka howl geli jiray Doolow iyo...

LATEST NEWS

MUST READ