Friday, December 6, 2019

Farmaajo oo gaaray Addis Ababa” Abiy Ahmed oo wada qorsho culus”

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.

Sheikh Shariif iyo Xassan Sheekh oo lagu xannibay garoonka diyaaradaha muqdisho...

Wafdi ballaraana oo ay hogaaminayeen madaxweynayaashii hore ee dalka Sheikh Shariif iyo Xassan Sheekh ayaa saaka saacado...

Boko Xaraam oo Dad rayid ah ku laayay Nigeria.

Ugu yaraan 65 qof ayaa la sheegay iney dileen dableey looga shakiyey iney ka tirsan yihiin ururka Boko Haram oo rasaas ku...

Golaha Khubarada QM: Doorashadii Koofur Galbeed waxaa loo adeegsaday qarash...

Warbixintii u dambeysay ee ay soo saareen Golaha Khubarada Qaramada Midoobey u qaabilsan la socodka arrimaha...

Daawo wareysi uu bixiyey Taliyaha ciidamada Asluubta S/guuto Mahad C/raxmaan...

Daawo muuqaal wareysi ah uu bixiyey  Taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliyeed S/guuto Mahad C/raxmaan isagoo...

Mahdi Guuleed”waa in la dardar galiyaa wadahadallada Somaliya iyo Somaliland”

Ra’iisul wasaare ku-xigeena Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ku qaabay in la dar-dargeliyo wadahadallada dowladda federaalka iyo Somaliland. Mahdi...

Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka oo shaaciyay waqtiga uu furmayo kulanka...

Kulan ay leeyihiin guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Guddiga...

Wasiirka Gashandhiga Soomaaliya oo Baydhabo ka furay xarun tababar ciidan

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Maxamed Mardambeiyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan ku sugnaa magaalada Baydhabo ayaa furey xarun cusub oo...

Dad ku dhintay Shil gaari oo ka dhacay duleedka Garoowe.

Wararka ka imaanaya Gobalka Nugaal  ayaa sheegaya in shil gaari oo khasaaro nafeed geystay uu ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta dowlad...

LATEST NEWS

MUST READ