Wednesday, October 23, 2019

Madaxweyne Xasan Shiikh oo gaaray Kismaayo

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hada gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose.

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni oo si weyn loogu soo dhoweeyay...

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka degay magaalada Kismaayo, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay.

C/raxmaan C/shakuur “KMG kaddib madhicin Gobol Soomaaliyeed oo la cunaqabateeyay”

Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in marxaladihii KMG ee uu dalka soo maray iyo kaddib dagaaladii sokeeye...

Daawo: Xasan Sheekh oo su’aal ka keenay cida ay ka tirsan...

https://www.facebook.com/updpartytv/videos/527514528048859/

Wafuud ka imaanaya Muqdisho oo ka qeyb galeysa caleema saarka Axmed...

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa u xaqiijiyay Arlaadii.net inay ka socoto qaban qaabada soo dhoweynta wafuud dheeraad ah isugu jira madaxdii...

Wasiirka Amniga Jubaland oo maanta lasoo taagay maxkamada Gobolka Banaadir.

Wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan CabdiNuur (Janan ) iyo Buulle Aadan Maxamed  oo ahaa taliyihii Ciidamo ka howl geli jiray Doolow iyo...

Shariif Xasan, C/kariin Guuleed iyo Xildhibaano sodomeyo gaaraya oo goor dhow...

Diyaarad siday Madaxweynayaashii hore ee Koofur Galbeed iyo Galmudug Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo C/kariin Xuseen Guuleed ayaa goor dhow ka...

Mursal oo madaxda K/Galbeed iyo Hirshabeelle kala hadlay arrimaha Doorashooyinka

Kulankan u dhaxeeyay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen iyo madaxweynaha...

Wasiir Cawad oo faahfaahin ka bixiyay xarunta Safaaradda Soomaaliya ku yeelatay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire; Axmed Ciise Cawad, ayaa faah-faahin ka bixiyay dib u furista Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya iyo...

LATEST NEWS

MUST READ