Daawo wareysi uu bixiyey Taliyaha ciidamada Asluubta S/guuto Mahad C/raxmaan isagoo si bahdilaad ah ula hadlay dadka naafada ah.

0

Daawo muuqaal wareysi ah uu bixiyey  Taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliyeed S/guuto Mahad C/raxmaan isagoo si bahdilaad ah ula hadlay dadka naafayaasha ah oo aan runtii aheyd inuu ilaaliyo dareenkooda  maadaama uu yahay nin mas’uul ah kana tirsan dowladda Somaliya.

S/guuto Mahad Cabdiraxmaan wuxuu u gafay  shacabka Somaliyeed hadii uu rabo inuu wax u sheego ma aheyn qaabkaasi inuu wax uga sheego , dadko dhan waa wada simanyihiin kii xanunsan iyo kii naafa ahba waa in si siman wax loogu sheegaa.

Arintan ayaa waxaa ka xumaaday umada somaliyeed inta uu damiir ku jiroo dhan waxaana ay xuseyn in wax la qaadan karo aaney aheyn  waxa uu ku hadlay sareeye guuto Mahad C/raxmaan islamarkana loo baahanyahay inuu raaligelin ka bixiyo .

S/Guuto Mahad C/raxmaan waa ninkii xasuuqay shacabka magaalada Baydhabo isago adeegsanayo awoodda dowladda Somaliya kuwa dhameystiran oo aan waxba qabin uu laayey ma kuwa naafa ah ayuu u turayaa  waa in xilka laga qaadaa.

Hoos ka daawo muuqaalka uu ugu gefay naafada Soomaaliyeed

🤭🤭🤭🤭🤭🤭 Shaqadii NABAD iyo NOLOL u igmatay ayuu hayaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Kulahaa Tliyaha Ciidan Asluubta Soomaaliyeefd weeye ninkani😳😳😳Wuxuu yiri "ninkii indhoole ah shub, ninkii gacan la' shub il laawe iyo lugo laawe lagama rabo inta"ARMUU CIIDANKA "WADANIYIINTA" NABAD IYO NOLOL MADAX U YAHAY?

Slået op af Mahdi Yuusuf Dhuux i Søndag den 10. november 2019

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here