40 jir oo uur u qaaday wiil milyoneer ah isagoon la seexan!!! Akhriso Adiga ayaa yaabi doona!!!

0

Sida ay baahiyeen Website -yo calami ah waxay shegeen naag 40 jir ah oo kasoo jeedo  gobolka Las Vegas ee dalkaasi mareykanka ineey ku geeleysatay  lacagta ilamaha yar lasiiyo kadib markii ay dacweysay wiil dhalinyaro ah 28 jir kaasi oo milyoneer ah.

Naagtan ayaa waxaa la sheegay ineey xaday  shahwada ragga shan sano ka hor xilli ay ka shaqeyneysay hotel.

Wiil dhalin yaro ah oo lacag leh ayaa maalin maalamaha kamid ah waxa uu seexday hotel kamid ah  hoteelada ku yaalla Las Veagas , wiilkan ayaa waxa uu qolkiisa kaga tagay  condom waxa loo yaqaano kaasi oo la isaga ilaaliyo uurka, cudurada iyo waxa lamidka ah.

Wiilkan ayaa wuxuu sameeyey condomkii uu isticmaalay inuu ku rido qashinka dhexdiisa hadaba waxaa dhacday mid kamid ah shaqaalihii malinkaasi ka shaqeynayey hotelka ineey ogaaday in golkaasi uu seexday wiil dhalinyarro ah oo hadana lacag leh.

Naagtii hotelka nadiifineysay illeen hotelka markuu qof ka boxo hora laga nadiifiya si hadii ay dad kale rabaan loogu diyaariyo ,shaqadeda wexey aheyd inuu qolkii soo hagaajiso inteeysan taas sameyn ayaa waxey baartay qashinkii dhexdiisa wexeyna ka heshay condom la isticmaalay oo shahwadii ku jirto kadibna waa ay soo qaadatay sida la sheegay waana ay isku beertay  shahwadii ay hoteelka kasoo xaday sidaasna uur ayey ku qaaday.

Markay kasoo wareegatay muddo dhowr ah ayey islaantii  xiligaasi aheyd 34 jir halaka isagana  uu ahaa 24 jir ayaa dacweysay  wiilkeeda yar aabihiis oo milyoneyr ah waxaana maxkamadda ay u xukuntay in canugiisa uu biisho kadib markii ay maxkammadda dhexdeda ku sheegtay in ay rabtay ineey caruur dhasho kadib markey aragtay  wiil yar oo lacag leh oo hadana shahwadiisa kaga tagay qashinka dhexdiisa ay u aragtay ineey  ilmo u dhasho isaga uurkana ay sidii ku qaaday waxaana ay u dhashay  wiil hada 4jir ah.

Hoos noogu soo qor sided u aragtaan arintaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here