Koonfur Galbeed oo lagu eedeeyay in qaab qaldan ku wado dhisida golaha deegaanka Deg-Ceelbarde

0

Shacabka Degmada Ceelbarde oo cawasho kamuujiyay qaabka ay maamulka Koonfur galbeed u dhisayaan golaha deegaanka degmada ceelbarde ee gobolka Bakool.

Odayaasha dhaqanka iyo saraakiil ka tirsan Koonfur galbeed ayaa lagu waramayaa in maalmihii udambeeyay u socday kulama isdaba jog ah islamarkaana kusoo dhamaaday natiijo la’aan.

Nabadoon Gaabow Axmed Odi oo ka mid ah Odayaasha dhaqan degmada Ceelbarde oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in xal deg deg ah loo helo khilaafka ka taagan dhisida golaha deegaan degmada Ceelbarde.

Halkan ka dhageyso codka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here