Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni oo si weyn loogu soo dhoweeyay Kismaayo

0

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka degay magaalada Kismaayo, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Wafdiga Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni oo ka soo kicitimay magaalada Garowe ayaa diyaarad gaar ah oo Maamulka Jubbaland u diray soo qaaday.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Kismaayo Wafdiga Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni, waxaana la filayaa inay si wadajir ah saxaafada ula hadlaan.

Dowlada federal isku daygii ugu dambeeyay ay ku hor istaagi laheyd caleema saarka madaxweynaha Jubaland ayuu ahaa in ay ku qanciso Puntland in aysan ka qeyb galin caleema saarka, kasoo Puntland ku gacan seertay.

Maamulka Jubaland ayaan marna ilaawi doonin abaalka ay u gashay Puntland.

Dani oo si heer saraha loogu soo dhweeyay Kismaayo
Dani oo si heer saraha loogu soo dhweeyay Kismaayo
Dani oo si heer saraha loogu soo dhweeyay Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here