Daawo: Xasan Sheekh oo su’aal ka keenay cida ay ka tirsan yihiin Xooggaga Waddaniyiinta

0
Guulwadayaashii Kacaanka iyo Xoogagga Wadaniyiinta.

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud “ Xoogagga Wadaniyiinta Waxay ku dhisayihiin Sifo aan sharci aheyn ”1- Xooggaga Wadaniyiinta Xagee ka tirsanyihiin?2- Shaqaalaha Rayidka miyey ka tirsanyihiin? 3- Register-ka miyey ku jiraan?4- Ciidamada miyey ka tirsanyihiin? 5- Ururada Bulashada miyey ka tirsanyihiin?Daawo Muuqaalkaan, Waxabadan ka ogow Guulwadayaashii Kacaanka iyo Xoogagga Wadaniyiinta.

Slået op af Telefishinka Xisbiga UPD i Søndag den 6. oktober 2019

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here