Madaxweyne Muuse Biixi oo Cafis u fidiyay Kudhawaad 20 Maxbuus.

0
17

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta cafis u fidiyey 19 maxbuus oo loo heystay falal la xiriiray Burcad-badeednimo, kuwaas oo dhawaan laga soo wareejiyey Jasiiradda Seychelles.

Muuse Biixi ayaa yiri, “Markaan TixgaliyeyCodsiga Madax-dhaqameedka, waayeelka iyo ehellada maxaabiista budhcad-badeednimada u xiran ee laga soo wareejiyey dalka Seychelles markaan helay Qoraalka soo-jeedinta xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud, waxaan go’aansaday in laga bilaabo maanta aan cafis gaar ah u fidiyo Maxaabiista laga soo wareejiyey dalka Seycheles ee u xiran falalka Budhcad-badeednimada,”

Maxaabiista uu maanta Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi cafiska u fidiyey oo ka kooban 19 xubnoo ayaa kala ah:

1) Maxamed Axmed Ciise

2) Cadow Cali Cismaan

3) Cabdillaahi Yuusuf Xirsi

4) Axmed Cali Cismaan

5) Axmed Cali Siciid

6) Maxamed Axmed Cali

7) Bashiir Khaliif Xaashi

8) Cabdirisaaq Maxamed Cali

9) Cabdifataax Axmed Xasan

10) Nuur Maxamed Aadan

11) Jamaal Maxamed Cali

12) Cali Maxamed Cali

13) Cabdillaahi Maxamed Xasan

14) Cabdi Tahliil Xasan

15) Daahir Cabdillaahi Warsame

16) Cabdiqaadir Cabdi Cali

17) Cabdinuur Xaaji Aadan

18) Maxamed Maxamuud Xasan

19) Abuukar Axmed Ciise

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here