|
Labo xildhibaano ka tirsan
Dowladda KMG Soomaaliya
ayaa
qaraxaasi ku dhaawacmay.
Qaraxaasi ayaa ka dhacay Hotel ku
yaalo ee Villa Soomaaliya Hotelkaasi oo ay degenaayeen
xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka KMG Soomaaliya.
Wararka naga soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu
ahaa dhawaca labada xildhibaano soo gaaray uu yahay mid fudud.
Wararka ayaa sheegayo in uu halkaasi
ka baxsaday ninkii falkaasi geestay.
|