HOME|CHATROOM|HEESO|MAQAALO|SUBAC REER ARLAADII|QUR'AN|TAFSIIR|CONTACT
 

Dibad baxyo maalintii sedexaad Muqdisho ka socda.

Muqdisho''7-may-2008(Arlaadiimedia)Waxaa maalintii sedexaad ay dibadbaxyo ka soconayaan magaalada Muqdisho, iyada oo weli ay socoto diidista lacagihii hore ee shilin SOomaliga.

 

Deegaanada Wadajir iyo Dharkeenleey oo markii hore ay ka bilowdeen dibad baxyada looga soo horjeedo diidista lacagihii hore ayaa saakay dibad baxyada ay ka soconayaan.

 

Waxaa lagu soo waramayaa in goobahaasi ay weli xayiran yihiin goobaha ganacsiga iyo socodka dadweynaha, iyada oo gaadiidna uusan jirin.

 

Dhinaca kale, Magaalada Inteeda kale ayaa degen saakay, iyada oo ay suuro gal tahay in dibad baxyo ay mar kale ka bilowdaan.

 

 

Xafiiska wararka Arlaadii.net ee Muqdisho

webmaster@arlaadii.net

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

© Copyright 2007. Arlaadii Design by Ahmed Moalim Garwale.