Mas置uliyiinta Gobolka
oo gobo isu dhow degen, si amaankooda ay u
sugaan.
Muqdisho''2-may-2008(Arlaadiimedia)Mas置uliyiinta
mamaulka gobolka banaadir ayaa degeya gobo
isku dhow, si amaankooda ay u sugaan.

Goob aan ka
fogeyn garoonkii kubada cagta ee Conis
Stadium waxaa isku aruursanaya
mas置uliyiinta mamaulka gobolka Banaadir oo
ay ka mid yihiin Dhagaxtuur, Maxamed yaroow,
Jamaal, Ina Shaaweeye, C/rashiid iyo kuwa
kale oo dhamaantood ka mid ah mas置uliyiinta
gobolka ugu sareysa.

Wadada ayaa
lagu gooyay ciid laga buuxiyay Jawaano oo
gabaadyo laga sameeyay, si ay ugu sahlanaato
in dhufeysyo laga dhigto.

Sidoo kale,
waxaa marka gabalka uu dhaco dadka loo diida
In ay maraan wadada guryahooda hor marta ee
tagta gaadiidka booliiska iyo Laasareeti.

Arrintan ayaa
timid, kadib markii la dhimay ciidamadii iyo
gaadiidkii dagaal ee waardiyeyn jiray
mas置ul kasta.