|
Kii
ugu weynaa argagixisada caalamiga ee kaholgalajiray soomaaliya oo lala
helay gantaal isaga iyo sedeed gacanyarayaasheesa ah oo kusugnaa
magalada dhuusa mareeb.
Baydhabo''01-may-2008(Arlaadiimedia)kaasoo
lagu magacaabi jiray Adan Xaashi Ceyrow oo ahaa Ninka ugu weyn
argagixisada Caalamiga ee kahowlgala soomaaliya ayaa dilkiisa ku
argagaxeen ama dhabarjab kunoqotay kooxaha argagixisada ee kahowl gala
Soomaaliya.

hada waxaa lasheegayaa in lagu raad joogo
Ninka kaharay argagixisada oo lagu magacaabo Mukhtaar Roobow Abuu
Mansuur lana ogyaha meesha uu kusuganyahay mardhowna wax laga qaban
doono.

Ma'suul sare oo kamid ah Dowladda Federaalka
soomaaliya wuxuu noo sheegay in dowladda iyo saaxibadeeda sabarka
kadhamaaday waxa maanta kadanbeeyana ayan u aabayeeleyn wax loogu yeero
argagixisada ay gacanbir kuqabandoonaan.
Xafiiska
wararka Arlaadii.net ee
Baydhabo Janaay
webmaster@arlaadii.net
|