Wafdi uu hogaaminayo
Ra段isal wasaaraha oo iminka Gaaray Baydhabo.
Baydhabo''30-april-2008(Arlaadiimedia)Ra段isal
wasaaraha dowlada federaalka kmg-ka
SOomaaliyeed ayaa goor dhoweyd gaaray
magaalada Baydhabo oo ah xarunta gobolka
Baay.

Ra段isal
wasaaraha waxaa socdaalkiisa ku wehlinaya
xubno ka tirsan wasiirada, iyada oo ra段isal
wasaaraha la filayay in uu ka qeyb galo
kulan baarlamaanka ay lahaayeen.

Kulankii
baarlamaanka ayaa baaqdey, hase yeeshee
ra段isal wasaaraha iyo wafdiga la socdo ayaa
iminka ku sugan guriga gudoomiyaha golaha
baarlamaanka Sheekh Aaden Madoobe.

Ma jiraan
wax hadal ah oo mas置uliyiinta dowlada
federaalka ay ka bixiyeen kulanka manta iyo
waxyaabaha uu u baaqdey.

Socdaalka
ra段isal wasaaraha ayaa ku soo beegmaya,
xilli saakay uu qarax uu ka dhacay magaalada
Baydhabo.