HOME|CHATROOM|HEESO|MAQAALO|SUBAC REER ARLAADII|QUR'AN|TAFSIIR|CONTACT
   

 

Howl gal ay ka sameeyeen Jowhar Ciidamada Maxaakiimta.

Jowhar''28-april-2008(Arlaadiimedia)Xoogaga Maxaakiimta ayaa howl gal ka sameeyay gobolka Shabeelaha dhexe, kaasi oo looga horjeeday kooxo burcad ahaa oo halkaasi ka qaraabanayay.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada ay howl galka ka sameeyeen duleedka magaalada Jowhar, ayaga oo halkaasi ku dilay labo ka mid ah kooxihii burcada ahaa.

Wararka ayaa sheegaya in dhaawac uu soo gaarey mid ka mid ah ciidamadii maxaakiimta.

Labadii qofood ee Burcada ahayd ee la dilay ayaa weli meydkooda uu yaalaa wadada u dhaxaysa Mahadaay iyo Jowhar.

 

Xafiiska wararka Arlaadii.net ee Muqdisho

webmaster@arlaadii.net

 

 

 

 

 

 

 

 

© Copyright 2007. Arlaadii Design by Ahmed Moalim Garwale.