HOME|CHATROOM|HEESO|MAQAALO|SUBAC REER ARLAADII|QUR'AN|TAFSIIR|CONTACT
 

Baydhabo: Sarkaal hay’ada UNDP ka tirsanaa oo Baydhabo lagu dhaawacay.

Baydhabo''02-june-2008(Arlaadiimedia)Wararka laga helayo magaalada Baydhabo oo ah xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in saakay waaberigii halkaasi lagu dhaawacay sarkaal ka tirsanaa hay’adaha Qaramada Midoobay. mardhaowna loo magacaabay Agaasimaha Wasaarada Arimaha Dibada qeybta Bariga dhexe.

 

Wararka waxa ay leeyihiin sarkaalkan ayay dhaawaciisa ka dambeeyeen kooxaha u adeega argagixisada caalamiga.

 

Sidoo kale, wararka waxa ay leeyihiin Dhaawaca sarkaalka waxa uu ka dhacay Masjid kuyaal  Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Sarkaalka la dhaawacay ayaa lagu Magacaabi jiray Dr Aweys Sheekh C/laahi kaasi oo dhaawiciisa la sheegay in uu yahay mid aad u daran, waxaana Dr la sheegay in uu la shaqeynayay Mid ka Mid ah hay’adaha gar gaarka sida hay’ada UNDP .

arintaan dhawaca lasoo garsiiyay Dr Aweys oo laraway in lagu qaarijiyo ayaa kadan beysay markii loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaarada arimaha Dibada qeybta Bariga dhexe.

Taasoo kamid ah qorshaha lagu baa bi inaayo qowmiyada Digil & Mirifle.

 

 

 

Xafiiska wararka Arlaadii.net ee Muqdisho

webmaster@arlaadii.net

 

 

© Copyright 2007. Arlaadii Design by Ahmed Moalim Garwale.