|
Guddoomiyaha Jaaliyada
Digil & Mirifle ee kudhaqan dalka Kuwait Eng. Abubakar Macalin Garwaal
oo si kulul uweeraray kanadigay waxyaabaha ay kawadaan Gobolada Baay&Bakool&Sh/hoose
nimanka isku magacaabay Al-Shabaab oo u adeega argagixisada caalamiga.
Kuwait''01-june-2008(Arlaaadiimedia)Shir
jaraa'id uu ku qabtay Magaalada Kuwait guddoomiyaha Jaaliyada Digil &Mirifle
ee kudhaqan dalka Kuwait Eng.Garwaal ayaa kahadlay wax yaabaha ay
kawadaan Gobolada Baay & Bakool & SH/hoose nimanka isku magacaabay Al-Shabaab
uu hogaamiyo ninka lagu magacaabo Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ee
u adeega argagixisada caalamiga.

Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo kasoo jeeda
Gobolka Baay ayaa nasiib xumo noqotay in uu noqdo shisheeye kal kaal oo
cadaw ku ah oo kasoo horjeeda maslaxada Qowmiyada Digil &mirifle siloo
baabi iyo Qowmiyada Digil & Mirifle.

Guddoomiyaha oo kahadlay qaraxii loo geystay
Xildhibaan C/llaahi shaleytay oo lagu laayay Caaruurta Xildhibaanka iyo
Xaaskiisa waxa loo laayayna ay tahay in uu yahay Xildhibaan kasoo jeeda
Beel Weynta Digil & Mirifle qorshahana uu yahay in la laayo Beelweynta
Digil iyo Mirifle.

Waxaana ogaanay hadaanahay Qowmiyada Digil
iyo Mirifle in nimanka lamagac baxay Al-Shabaab in ay yihiin Beel kaliya
beeshaasoo ah Habar Gidir marba shar soo qaadata dadka kale oo lasocda
ay yihiin dad cadawga rawa in uu laayo Qowmiyada Digil iyo Mirifle ku
adeegta wax magaradna ah wax yaabaha ay wadaana diidaya caqliga iyo
maanka.

Guddoomiye Garwaal oo kutil maamay
arimaha ay kawadaan Gobolada Baay & Bakool & Shabeelaha Hoose Al-Shabaabka
ay tahay in la laayo Qowmiyada Digil & Mirifle kaliya si Dhulkooda loo
yeesho lakin ay mar marsiyo kadhiganayaan cid ala cidii lashaqeysa
Dowladda in ay dilayaan taasoo BEENOWDAY MAALINTII SHALAY AHEYD oo ay
gacanta kudhigeen Xildhibaan Cismaan Cali Caato & Caruutiisa oo lagu
siidaayay magac beeleed taasoo micnaheeda yahay Al-Shabaabka Al-HABAR
GIDIR.

Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur hadaa wax
fahmeysid waa lagula hadlay dhowr mar hadana FAR WEE WEEYN AYAA LAGUUGU
QORAY REEWINKAA EREE DOGON WALAN FARWII NAAYEE nimanka adiga
lashaqeyneysid hadeey ninkooda siideynayaan adigana kaaga dileeysid taas
doqonnima kaweyn majirto hadaa karaama leedahay ama ay kugu danbeyso
Xisaawaadkaaga dib ugu laabo waayo waxbaa kaaqaldan ee isitoosi taasi
waa talo kaaga timid walaalkaa.
Xafiiska
wararka Arlaadii.net ee Kuwait
webmaster@arlaadii.net
|