HOME|CHATROOM|HEESO|MAQAALO|SUBAC REER ARLAADII|QUR'AN|TAFSIIR|CONTACT
 

Ciidamo Itoobiyaan ah oo maalintii labaad howl gal ka wada Baladweyne.

Baladweyn''25-may-2008(Arlaadiimedia)Wararka laga helayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan  ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah ay saakay halkaasi howl gal ka wadaan.

 

Wararka waxa ay leeyihiin ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiyaanka ayaa lagu arkayaa dhamaan wadooyinka magaalada baladweyn.

 

Sidoo kale, Ciidamo ka tirsan kuwa dowlada federaalka ayaa lagu soo waramayaa in ay la howl galayaan ciidamadan Itoobiyaanka ah.

 

In mudo ah gudaha magalada Baladweyn laguma arag ciidamo ka tirsan dowlada federaalka oo wax howl gal ah halkaasi ka sameynaya.

 

 

Xafiiska wararka Arlaadii.net ee Muqdisho

webmaster@arlaadii.net

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

© Copyright 2007. Arlaadii Design by Ahmed Moalim Garwale.