Madfac ayaa ku dhacay Xaafad ka tirsan Degmada Kaaraan.


 

Wararka ayaa sheegaya in uu Madfac aan la ogeyn cida soo riday iyo jihada uu ka yimid uu ku dhacay xaafad kamid ah degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.

Madfacaasi ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac.

sida ay wararku sheegayaan in ay Ku geeriyootay sedex ruux oo rayid ah afarna ay ku dhaawacantay.

 

 

 

webmaster@arlaadii.net
Copyright © 2009 Arlaadii Online