|
|
Eng,Abuukar Macalin Garwaal oo
ah siyaasi caan kasoo jeeda
beelaha Digil&Mirifle. |
|
Eng,Garwaal,bayaan
uu kasoo saaray magaalada Amistardam ee cariga Netherland
oo can baareen kulul ugu jeediyay ma'mul goboleedka Puntland. |
|
|
|
(
Riix
Halkaan
)21.12.2009 |
|
|
Gudoomiyaha
Baarlamaanka ee Puntland oo
caawa fiidkii ka bad baaday
qarax lagula eegtay. |
|
Wararka ayaa sheegaya in ay
Magaalada Garoowe ee caasimada maamul goboleedka Puntland
uu caawa fiidkii qarax Miino ka dhacay kaasoo sababay qasaaro. |
|
|
|
(
Riix
Halkaan
)21.12.2009 |
|
|
Dagaalo xoogan oo
galabta ka dhacay
Magaalada Muqdisho agagaarka
Asluubta. |
|
Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo
guulo ka sheegtay dagaalka. |
|
|
|
(
Riix
Halkaan
)20.12.2009 |
|
|
Duqayn ka dhacday Magaalada
Muqdisho. |
|
Hoobiyayaal iyo madaafiic ka dhacday
Magaalada Muqdisho ayaa Ugu yaraan saddex qof ku dhintay
lix kalana way ku dhaawacmayn. |
|
|
|
(
Riix
Halkaan
)20.12.2009 |
|
|
Dab maanta ka kacay agagaarka
Isgoyska Soobe ee magaalada
Muqdisho. |
|
Dabkaasi ayaa muddo saacado
ah ka socday geerashyo shidaalka lagu keydiyo oo ku yaala
isgoyska Soobe. |
|
|
|
(
Riix
Halkaan
)19.12.2009 |
|
|
Xildhibaano
ayaa ku dhaawacmay caawa qarax
ka dhacay magaalada muqdisho. |
|
Labo xildhibaano ka tirsan Dowladda KMG
Soomaaliya
ayaa
qaraxaasi ku dhaawacmay. |
|
|
|
(
Riix
Halkaan
)19.12.2009 |
|
|
Dowladda Holland ayaa sheegtay
in ay sii deysay sedex iyo
toban Soomaali ah. |
|
Oo looga shakiyay inay ka mid
ahaayeen burcad badeedda Soomaalida. |
|
|
|
(
Riix
Halkaan
)18.12.2009 |
|
|
Madfac ayaa ku dhacay Xaafad
ka tirsan Degmada Kaaraan. |
|
Wararka
ayaa sheegaya in uu
Madfac aan la ogeyn cida
soo riday. |
|
|
|
(
Riix
Halkaan
)18.12.2009 |
|