|
Eng,Abuukar Macalin garwaal oo
ah siyaasi caan kasoo jeeda
beelaha Digil&Mirifle oo
bayaan kasoo saaray magaalada
Amistardam ee cariga
Netherlands oo can baareen
kulul ugu jeediyay ma'mul
goboleedka Puntland. |
|
|
Eng,Garwaal, suldamada isimada aqoon yahanada in dheergaradka
culumaa udiinka BEELAHA HARTI waa ineey cadeeyaan mowqifkooda
ku adan falal ka lagu dhibaateynaya dadka kasoo jeeda beelaha
Digil&Mirifle kuna dhaqan deeganada maa知ul goboleedka
Puntland.
Garwaal, maa知ul goboleedka Puntland & shacabka reer Puntland
miyey ilooween as aasihii Puntland ahaana madaxweynihii hore
DFKS Md,C/laahi Yusuf Axmed in ay kusoo dhaweeyeen beelah
Digil&Mirifle dhulkooda isaga&Dowladdiisa isna garbtaageen
dowladda uu madaxda ka ahaa Md Yuusuf.
Garwaal,marna isma dhaheyn maa知ul goboleedka
Puntland&shacabka Puntland ayaa falal kan foosha xun kula
kacayaan dadka kasoo jeeda beelaha Digil&Mirifle ee kudhaqan
deeganada Puntland .
Garwaal,maa知ul goboleedka Puntland waa ineey sideg deg
ujoojiyaan dhibaatooyinka ay kuhayaan dadka kasoo jeeda
beelaha Digil&Mirifle ee kudhaqan deegaanada Puntland.
Garwaal,maa知ul goboleedka Puntland xaq wuxuu uleeyahay cid
ala cidii dhibaato geysata ama falal amni daro ah in ay wax
kaqabtaan shaq siga geysta ama cidi geysataba lakin maha qof
in uu faldanbiyeed geysto loo dhibaateeyo beeldhan xabsiyada
lagu wada guro ayagoon wax danbi aan laheyn kuwa bananka
joogana ladhibaateeyo laguna kiciyo shacabka Puntland taasi
aad&aad ayaan ugu xun nahay hadanu nahay dadka ku aftirsada
beelaha DIGIL&MIRIFLE.
Eng.Garwaal,beelaha Digil&Mirifle ee kudhaqan wadanka
gudihiisa&dibadiisaba waxey isku raaceen maa知ul goboleedka
Puntland dhibaatooyinka uu ku hayo dadka kasoo jeeda beelaha
Digil&Mirifle ee kudhaqan deegaanada Puntland haduu joojin
waayo in ay kabixiyaan jawaab kulul oo lamid ah tan uu
kudhaqaayay maa知ul goboleedka Puntland.
Xafiiska wararka ee arlaadii.net Baydhabo Janaay
arlaadii@hotmail.com
|
|
|